Sawirada Mashruucii Indho-fiiqidda:

Wuxuu fulay Mashruucan bishi May 2008, wuxuuna ka fulay magaalooyinka Marka iyo Baydhabo.

Waxaa loo indho-jeexay dad tiradoodu tahay 600 qof. Waxaana ku sadaqaystay kharashka loogu indho-jeexay khayrfalayaasha Hay'adda Kafaalo, iyadoo qofkiiba sadaqaysanayay 200 kr. ama $40, hoos ka daawo siduu mashruucu u dhacay.