Waxaad raadisay waxaana la helay 47
|
|
Gabdhaha Dhalinyarada Oslo oo dhisay Masjid Waqaf ah |
Masjidkaan ayaa waxaa dhisay gabdhaha dhalinyarada ee dagen magaalada Oslo ee caasimadda dalka Norway, gabdhahaas oo khayr jecel kuna dadaala in ay wax taran walaalahooda muslimiinta ee ku dhibaataysan dalkeeni hooyo, laakin waxaa iswaydiin mudan maxay gabadhahaas kaga duwanyihin gabdhaha ee da’aadooda ah?
|
|
Mashruuca Indhaha oo kafulay Balad-Xaawo |
Mashruuca Indha-jeexidda oo kamida mashaaricda ugu waa wayn ee ay Hay’adda Kafaalo fuliso, ayuu Rabbi u sahlay Kafaalo inay kafuliso sanadkaan 1430/2009 ugu horayntiisi gobolka Gedo magaalada Balad Xaawo, halkaan oo loogu indho fiiqay 1000 ruux oo aan horay wax u arki karin gebi ahaan ama aragoodu daciif ahaa.
|
|
Maalintii Ciidda oo ay Kafiiladu ka farxiyeen agoonta |
Ciiddaha Islaamka markaan u fiirsano wadamada Muslimiinta waa maalin ay aad u jecel yihiin caruurtu oo aad wajigooda ka dareemayso farxadaas oo ka taabanaysa meelo badan. Xagga dharka cusub ee la xiran doono, salaadda Ciidda ee magaaladoo dhan isku soo bixi doonto goobaha ciyaaraha lagu soo ciyaari doono sida wiifow iwm....
|
|
Zakatul-Fitrigii sanadkaan 1429/2008 - Sawiro |
Halkaan waxan kusoo gudbinaynaa warbixintii Zakatul-fitrigii sanadka 1429/2008.
Rabbi mahadii Zakatul-fitrigii sanadkaan waxay gaadhay dadkii loogu tala galay iyo wakhtigii loogu tala galay. Taasoo aan Rabbi kawada baryayno inuu dhamaanteen naga aqbalo, nooguna dhamaystiro dal-dalooladii nagaga jira soonkeeni, noona noqoto daahir noqosho, aamin.
|
|
Gabdhaha Amersfoort & Soest oo gacan ka gaystay |
Gabdhaha Soomaliyeed ee kunool magaalooyinka Amersfoort iyo Soest ee wadanka Holland ayaa gacan lixaad leh ka gaystay, abaaraha iyo barakaca kajira Soomaliya. Gabdhahaas muslimiinta ah oo wadashaqayn la sameeyay Hay’adda Kafaalo oo arimahaan khibrad dheer uleh. Waxaana kaalmadaas la gaarsiiyay markaan gobolada Shabeelada Hoose.
|
|
GEERIDA CABDIKARIM WAA FURIN BANAANAATAY |
Innaa Lilaah Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Waxaan aad uga murugooney dilkii naxdinta lahaa ee loo geystey Allaha u naxariistee Sh Cabdikarim Sh. Ibrahim, Guddoomiyihii Guddiga Taakulaynta Agoonta Soomaaliyeed, Muqdisho, Galabtii Arbacada. Ilaahay waxaan uga baryeynaa Cabdikariim inuu dembigiisa dhaafo, jannadiina ka waraabiyo. Waxaan Tacsi u direynaa eheladii, xaasaskii iyo ubadkii uu ka tegey, Cabdikarim, waxaanan leenahay samir iyo iimaan Allaha ka siiyo, Isagana janaatul firdows Allaha geeyo.
|
|
Abaarihii Soomaliya & Wax kaqabadka Kafaalo |
Sida aan warbaahinada ku wada maqalnay waxaa sanadkaan qaybtiisi hore kadhacay Soomaliya abaaro ba’an oo gaystay dhimasho dad iyo duunyaba leh. Sidaa awgeed waxay Hay’adda Kafaalo ku dadaashay sidii ay gacan lixaad leh uga gaysan lahayd arimahaas, iyadoo isla mar ahaantaana aysan jirin miizaaniyad u gaara oo ay Kafaalo arimahaas meel udhigtay, ayay hadana Kafaalo garaacday albaabo badan, si ugu yaraan dadkaas Soomaliyeed ee dhibaataysan wax uun kaalma ah loo gaarsiiyo.
|
|
Shukran Kampala --- Kafaalo oo booqasho ku gaadhay |
Wexey Hay’adda Kafaalo Booqasho gaaban ku gaadhey Wadanka Uganda Caasimadiisa Kampala, iyadoo marti u ahayd Markaska Islaamka ee Tawxiid, ee Soomaalidu maamusho Imaamna uu ka yahay Sh. Cabdi weli Cabdullaahi Aamin. Markaska oo ku yaal Xaafadda Kisseenya ee Soomaalidu deggantahay.
|
|
Warbixin & Sawiro Mashruuca Indho-fiiqidda |
Halkaan waxan ugu soo gudbinaynaa khayrfalaasha Hay’adda Kafaalo iyo dhamaan dadka kalaba sawiro muujinaya waxqabadka Mashruuca Indho-fiiqidda ee ka hirgalay Marka iyo Baydhaba bilihii April – May 2008. Mashruucan waxaa ka faa’iidaystay 600 oo qof, si aad u daawato sawiradiisa sii akhri qoraalkaan.
|
|
Jadwalka Mashurca Indhof-fiiqidda ee 2008 kaqayb qaado |
Bisha April bilowgeeda waxay hay’adaha Al-Manhal iyo Kafaalo fulin doonaan mashruuc kamida mashaariicdooda khayriga ah. Kaasoo ah inay u indho-jeexaan dhawr boqol oo qof oo Soomaliyeed.
|
|
Jadwalka Mashurca Indhof-fiiqidda ee 2008 kaqayb qaado |
Bisha April bilowgeeda waxay hay’adaha Al-Manhal iyo Kafaalo fulin doonaan mashruuc kamida mashaariicdooda khayriga ah. Kaasoo ah inay u indho-jeexaan dhawr boqol oo qof oo Soomaliyeed.
|
|
Jadwalka Mashurca Indhof-fiiqidda ee 2008 kaqayb qaado |
Bisha April bilowgeeda waxay hay’adaha Al-Manhal iyo Kafaalo fulin doonaan mashruuc kamida mashaariicdooda khayriga ah. Kaasoo ah inay u indho-jeexaan dhawr boqol oo qof oo Soomaliyeed.
|
|
Mu'tamar kadhacay magaalada Tilburg [Holland] |
Dhammaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee Holland waxaa lagu wargelinayaa in 7/8/9 maarso 2008 uu ka dhici doono magaalada Tilburg Mutamar diini ah.
|
|
Mu'tamar kadhacay magaalada Tilburg [Holland] |
Dhammaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee Holland waxaa lagu wargelinayaa in 7/8/9 maarso 2008 uu ka dhici doono magaalada Tilburg Mutamar diini ah.
|
|
Mu'tamaradii Norway-Sweden oo khayr kudhamaaday |
Hay’adaha Al-manhal iyo Kafaalo waxay maalintii axadda ahayd 13.01.2008 kusoo gabagabayeen magaalada Stockholm mu’tamar caalami ah oo magaciisu ahaa “Horumarinta Samafalka iyo Iskaashiga”, wuxuuna kadhacay labo weekend oo isku xiga Oslo –Norway iyo Stockholm-Sweden. Taasoo ah mid Rabbi loogu mahad celiyo mar walba.
|
|
Mu'tamarka [Horumarinta Samafalka iyo Iskaashiga] |
Hay’adda Kafaalo waxay soo qaban qaabinaysaa mu’tamar caalami ah oo cinwaankiisu yahay Horumarinta Samafalka iyo Iskaashiga. Midkaan oo noociisoo kale wali horay looga qaban wadamadaan Scandinavianka.
|
|
Mashruuca indho-jeexidda (Indha-fiiqidda) Manhal-Kafaalo |
Mashruucaas oo ah indho-fiiqid ama indho jeexid oo kusoo biiray mashaaariicda Hay’adda Kafaalo bishii 15/08/07. Kadib markii ay Jamciyada Al-Manhal iyo Hay’adda Kafaalo hishiis ku wada saxiixdeen magaalada London 05/08/07. Hishiiskaas oo ku salaysan sidii ay labada hay’adood iskaga kaashan lahaayeen wax u qabadka bulshada Soomaliyeed ee dhibaataysan meel walba oo ay joogaan.
|
|
ISDIIWAN GELINTA KOORASKA 2AAD EE KOU |
Hay’adda Kafaalo waxay ku wargalinaysaa khayrfalayaasheeda inuu bilaaban doono kooraskii 2aad ee kabaxaya Kafaalo Online Universty bisha Ramadaan ee barakaysan. Isdiiwan gelinta kooraska, waxay bilaabanaysa 3-da bisha
|
|
Safaradii Hay’adda Kafaalo Denmarka & Sweden |
Hay’addu wexey shirweynaha maalintii saddexaad ee 7 July soo hordhigtay bandhig habaysan oo faah faahinaya waqtigii Hay’adda la asaasay, ujedooyinka loo asaasay, wexey ilaa hadda qabatay, iyo mustaqbalka wexey damacsantahay. Wexey Hay’addu arrimahaas ku soo bandhigtay qalabka computrada iyo projectaryaal saddex meelood ee qaacada la fadhiyey laga daawanayey.
|
|
Liiska ardayda shahaadooyinka lasiin doono |
Liiska hoose waxaa ka muuqda ardayda lagu gudoon siin doono shahaadooyinkooda shirka Swedan insha Allah. Ardaydaas oo kaqayb qaadatay kooraskii Fiqhiga ahaa ee baxay Ramadaankii lasoo dhaafay 1427/2006.
|
|
Kafaalo oo kaalmo gaarsiisay gobolka Galgaduud |
Marka hore waxaa mahad dhamaanteed iska leh Allaha naxariista badan ee faray adoomadiisa inay isku naxariistaan oo iskaalmeeyaan, iskana kaashadaaan kashaqaynta khayrka iyo wanaagga.
|
|
Buug baahidaada daboolaya cilmigaagana kor u qaadaya |
Su’aalaha buuga kuqoran iyo jawaabahooda waa kuwo la xirira qofka nolol maalmeedkiisa sida salaad, soon, xaj, zakko, guur, furiin, ganacsi, geeri dhalasho iwm. Waa 515 su’aalood oo hadaad wada akhrisato kuu fududayn kara inaad ka adkaato arimaha asaasiga ah ee diinta Islaamka oo aadan u baahnaanayn inaad shiikh waydiiso su’aalahaas.
|
|
Kafaalo oo booqasho ku gaadhay Holland |
Hay’adda Kafaalo ayaa maalmihii sabtiga, axada iyo isniinta ahaa 07.04.07 – 09.04.07 booqasho gaaban ku gaadhay wadanka Holland magaalooyinka Tilburg iyo Amsterdam. Waxayna halkaas kusoo bandhigtay mashaariicda khayriga ah ee ay Hay’addu ka shaqayso.
|
|
Container-kii dharka meelihii la geeyay |
Marka hore waxaa mahad dhamaanteed iska leh Allah oo inoo sahlay inuu containerkii dharka ahaa ee aan magaalada Oslo ka dirnay si nabad ah ku gaadhay meeshii loogu tala galay iyo dadkii loogu tala galay.
|
|
Dhamaadkii Kooraska - Xaflada Shahaadooyinka |
Marka hore waxaa mahad dhamaanteed iska leh Allah oo noo sahlay inuu kooraskii ugu horeeyay ee kabaxay Kafaalo Online University noogu dhamaaday si barakaysan oo ay kuwada qanacsan yihiin dhamaan maamulka Kafaalo iyo ardayduba. Taasna waa Rabbi galadiisa kaliya ee maaha karti iyo awood aan anagu leenahay.
|
|
Teeramkii 2aad ee KOU oo khayr ku dhamaaday |
Marka hore mahad oo dhan Allah ayaa iska leh, Allahaas oo si fudud oo hanaan wanaagsan ah noogu dhameeyay teeramkii 2aad ee kooraska online ahaa, midkaasoo kabaxayay Kafaalo Online University (KOU). Jaamacadaan online-ka ah waxay kamid tahay qayb hoos timaada Hay’adda Kafaalo Welfare Organization.
|
|
Kafaalo oo Udxiyo gaarsiisay Kismaayo Ciidul Adxaagii |
Hay’adda Raxma Islamic Relief ayaa bixisay dhaqaalaha hawshaan ku baxay iyadoo Raxmo codsi usoo gudbisay Hay’adda Kafaalo inay iskaashi ka wada yeeshaan hawshaan muqaddaska ah, isla mar ahaantaana Hay’adda Kafaalo waxay u istaagtay fulinta hawshaan oo dhan.
|
|
Container-kii oo la qaaday iyo mahadnaq |
Waxay Ha’adda Kafaalo u mahad celinaysaa dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee reer Norway ee ugu tabarucay walaalahood dharka. Waxaan idin leenahay Ilaaheey miisaanka xasanaadka ha idiin kugu kordhiyo.
|
|
Maku tabaruci kartaa dhar iyo kabo aadan u baahneyn? |
Waxay Hay’adda Kafaalo ku gaadhay go’aan ah in lasoo kireeyo kontainer kadibna dadka Somaliyeed ku tabarucaan dhar iyo kabo waxay awoodaan, iyagoo gacan ka geysanaya kharashka container-ka. Kadibna sidaa loogu sii gudbiyo walaalaheena Soomaliyeed ee ay musiibadu ku dhacday.
|
|
Hay'adda Kafaalo oo gacan ka geysanaysa daadadka |
Hay’add Kafaalo waxay go’aansatay inay ka qeyb qaadato tabarucaadkii laga aruurinayay idaacada HornAfrik, halkaas oo ay ku bixinayso tabrucaad dhan dhawr kun oo dollar. Sidoo kale waxay Hay’addu ku baraarujinaysaa khayr falayaasheeda iyo dhamaan muslimiinta inay gacan weyn ka geystaan musiibooyinka noocaan oo kale ah.
|
|
Zakatul-fitrigii loo dhiibay Hay’adda Kafaalo goobihii ay geysay |
Run ahaantii dad tiro fiican ah, ayaa udhiibay Zakatul-fitrigoodi Hay’adda Kafaalo, tiradooduna waxay aheyd 296-qof. Laakin 264-qof ayaa wakhti fiican nasoo gaarsiiyay Zakatul-fitriga, meesha 32-qof ay nasoo gaarsiiyeen wakhti danbe. Sidaa awgeed 13240,- kroner oo ay baxsheen 264-taas qof,
|
|
HA KA HARIN TAREENKA KHEYRKA |
Mahad dhamaanteed Alle ayey u sugnaatay, Naxariis iyo nabdgalyana suubanihi korkiisa ha ahaato. Alle subxaanahu watacaalaa wuxu ku leeyahay kitaabkiisa Munazalka ah oo macnaheedu yahay MIYEY SIMANYIHIIN KUWA AQOONTA DIINEED LEH IYO KUWA AAN CILMIGA SHARCIGA WAX KA AQOONIN? anagoo oo ka jawaabayna suaashaas uu Rabbi subxaanahu watacaalaa na weydiiyey, qof walibana u caddahay jawaabtu ayaa waxaan leenahay MAYA YAA RABBI, MASINA.
|
|
Warbixin Soomaaliya iyo istaraatiijiga cusub ee KWO |
Hay’adda Kafaalo ayaa kormeer shaqo iyo qiimeyn ku gaadhay goobo ka mid ah dalka Soomaaliya ujeedada kafaalo u tagtay ayaa ahayd xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta dalkeena dhinaca Agoonta.
|
|
Wakhtiga Zakatul-fitriga yuusan kaa dhicin hadda iska bixi |
Sidaan la wada socono qof walba oo muslim ah yar iyo weyba, xattaa ilmaha hadda dhashay, waxaa waajib ku ah Zakatul-fitri inuu baxsho ama qofka masuulka ka ah ka baxsho. Waana inuu qofku bixiyaa inta aan la gaarin aroornimada maalinta ciidul-fitriga ah.
|
|
Kooraska online-ka wuxuu bilowdaay 27.09.2006 |
Waxaan la socodsiinaynaa dhamaan xubnaha khayr falayaasha Hay’adda Kafaalo, gaar ahaan ardayda iska diiwan gelisay kooraska online-ka ah ee ka bixi doona Kafaalo Online University, inuu koorasku furmi doono maanta, wakhtiga Norway marka uu yahay 15:00 (seddexda galabnimo), wakhtiga Somaliya yahay 16:00 (afarta galabnimo), wakhtiga UK yahay 14:00
|
|
Wakhtiyada ay bilanayaan Ramadaan iyo Shawaal |
Waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa, waqtiyada ay bilanayaan bilaha: RAMADAAN & SHAWAAL. ( waa marka laga fiiriyo xagga Cilmiga Falagga oo ay.
|
|
AKHBAARTA KOORASKA ONLINE-KA AH |
Sidaan wada ognahay bisha Ramadaan waa bil khayr iyo barako fara badan leh, waana bil mudan in si wanaagsan loo soo dhaweeyo laguna nooleeyo khayr badan. Sidaa awgeed waxay Ha’yadda Kafaalo go’aansatay inay ku beekto bishan baraykeysan balan qaadkeedi ahaa “Qaado koorso online ah” ee kuqoran boggeeda iyo brosjyroyinkeeda.
|
|
CAMALKA KIISA LAGAA AQBALAYO |
Diinta Islaamka waxay xooga saartay 4-qawaacid oo assas u ah sacaadada aadanaha. 4-taas qawaacid oo nolasha oo dhan ay ka kooban tahay, waa afar usuul oo u ah gundhig
|
|
Acountiyada Hay'adda Kafaalo ee wax lagu soo shubi karo |
Kontooyinka/acountiyada Hay’adda Kafaalo waxay kala yihiin labo konto mid gaar u ah agoonta iyo mid gaar u ah mashaaricda. Kontooyinkaas waxaa loogu tala galay inaysan xisaabta agoonta ku qasmin xisaabta kale.
|
|
Kafaalo oo ka qeyb qaadatay shirweynihii ka dhacay Gøteborg |
Hay’adda Kafaalo waxay ka qeyb qaadatay shir weynihii ka dhacay magaalada Gøteborg, shirkaan oo ahaa midkii 14aad ee ay jaaliyadaha Soomaliyeed ee dalalka Waqooyiga Yurub iskugu yimaadaan, wuxuuna socday 06.07.06 - 09.07.06.
|
|
Qiimeyn warbixintii Kafaalo soo qortay 26.06.06 |
Maalintii ay bishu aheyd 26.06.06 waxaan dad weynaha guud ahaan iyo khayr falayaasha Hay’adda Kafaalo gaar ahaan ku wargelinay in Hay’adda Kafaalo ku hawlaneed tirokoob iyo kala shaandheyn dadka sadaqaadka la baxa.
|
|
Warbixin gaar ah iyo mid guud |
Hay’adda Kafaalo waxay halkaan warbixin gaar ah kusiinaysaa dadka khayr falayaasha ah ee kamida xubnaha Kafaalo iyo guud ahaan dadweynaha Soomaliyeed ee iyaguna khayrka niyadda kajecel, kuna taahaya mar uun inay ka qeyb qaataan.
|
|
KHAYR FALE NOQO |
Kheyrka waa kalimo balaadhan loona adeegsado shaqo ama camal uu qofka qabta ujeedadiisuna tahay inuu Allah xagiisa ugu dhawaado. Hadii uu qofku qabto wax wanaagsan oo kheyr ah hase yeeshee ay meeshu kamaran tahay ujeedada ah Allah dartii iyo ikhlaas lama oran
|
|
Yaa weeye Kafaalo? |
Hay’adda Kafaalo Welfare Organization loosoo gaabiyo [KWO] waa hay’add Soomaliyeed oo u taagan taakulaynta agoonta iyo dadka tabarta daran ee Soomaliyeed iyo kor u qaadidda.
|
|
Kafaalo oo soo saartay avtalegiro |
Avtalegiro waa qaab sahlan oo ah balan dhex maraysa qofka khayr doonka ah iyo hay’adda Kafaalo. Balantaas waxay ku salaysan tahay waraaqo ay soo daabacday Kafaalo, kuwaas oo uu qofku saxiixayo.
|
|
CIID MUBAARAK CIID MUBAARAK CIID MUBAARAK |
  
Asalamu.caleykum , salaan kadib waxaanu xubnahayaga sharafta badan leenahay Ciid wanaagsan taqabalalaahu minaa wa minkum saalixal acmaal waxaanuu alle swt ka baryeynaa dambi dhaaf iyo in uu naga aqbalo dhamaan ducooyinkayagii dadkeena jirana waxaanu alle swt u waydiinaynaa cafimaad .
|
|
Agoomaha Soomaliyeed xaalkooda |

Agoomahani waxay ku nool yihiin dalkeenii hooyo, waxaana xaraysan in ka badan oo ka mid ah gaar ahaan magaalooyinka waaweyn. Agoomahan markii hore waxa gacanta ku hayay Hay\\\'addo kale. hay\\\'addahaas oo ka riday waajibkii saarna dadka Soomaliyeed.....
|